|
 Radio Waamo.11.Aug.2010. 6:10 AM (RWN). Sucuudiga, Masar, Syria, Lubnaan, Yemen , Kuwait, Imaaraatka carabta , Baxrayn, Indonesia , Malaysia , Turkiga iyo Sinnigal ciraaq iyo dalal badan oo caalamka ayaa isku raacay in maanta oo arbaca ay tahay.................... |
 Garoowe. 5.july.2010. 1:10 PM (RWN). Waxaa maanta lagu qisaasay duleedka Magaalada Garoowe Ee xarunta Dowlada Puntland allaha u naxariistee Marxuum............................... |
 Muqdisho. 25.july.2010.3:40 PM (RWN). Madaxa taliska ciidamada madaxtooyada villa Somalia Jeneraal C/aahi Cali Caanood oo wareysi siiyey wargeyska Al-xayaat ee ka soo baxa magaalada London ayaa sheegay in saddex askari oo katirsan...................... |
 Garoowe. 1.july.2010.7:10 PM (RWN). Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xaafadaha kala duwan ee magaalada garoowe ee caasumada dawlada .............................. |
 Muqdisho. 10 June 2010.(RWN). Kaddib markii ay shalay iyo maanta is casileen dhowr wasiir oo ka tirsan xukuumadda FKM ah, ayaa waxaa batay faallooyin ku saabsan arrintaas. Qaar ka mid ah saxaafadda iyo dadka siyaasadda.................. |
 Muqdisho. 16 May 2010.(RWN). Guddoomiye Sh. Adan Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay in DKMG ay dhacday. Xildhibaanno kale ayaa iyaguna xilkii ka qaaday Adan Madoobe.............. |
 Bosaaso. 09 May 2010 (RWN). Waxaa saaka ka socda xarunta Madax tooyada Gobolka Bari ee Boosaaso kulan ay albaabada u xiran yihiin oo ay leeyihiin Golaha Xukuumada Puntland ,kulankaan ayaa waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxaan Shiikh Maxamuud Faroole.. |
 Nayroobi. 18 Apr 2010(RWN). Ciidanka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay si arxan daro ah u dileen si bareer ah wiil Soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa dalka Kenya,Wiilkaan oo lagu Magacaabo Maxamed Fu.aad Maxamed Indho Male ayaa u geeriyooday dhaawac ay xalay ...... |
 Muqdisho. 18 Apr 2010(RWN). Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Baarlamaank DFKM Cisman Cilmi Boqorre ayaa ku dhawaaqay in uu xilkii uu u hayey DFKM uu iska casilay, |
 Garoowe. 12 Apr.2010.(RWN). Waxaa saaka si weyn looga xusay xarun dowlada Puntland xuska maalinta ciidanka qalabka sida ee Somaaliya waxaana xaflad balaaran lagu qabtay xerada 54 ee duleedka magaalada Garoowe.
|
 Khartuum. 11.Abr.2010. 7:10 AM (RWN). Shacabka wadanka Sudan ayaa maanta waxaa ay u dareerayaan goobaha codbixinta iyadoona mid kasta oo kamid ah shacabka isdiiwaan galiyay uu doonayo ............. |
 Muqdisho. 11.Abr.2010. 1:46 PM (RWN). Xildhibaano katirsan Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in la soo gabagabeeyay dhismaha Guriga Shacbiga ee magaalada Muqdisho oo mudooyinkii ugu .............. |
 Poland. 11 Apr 2010.(RWN). Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii Militariga iyo Dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka Ruush Maalintii Shalay.
|
 Muqdisho. 11 Apr 2010.(RWN).Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka DKMG Prof: Maxamed Cumar Dalxa ayaa cambaareeyey tallaabo ay dhawaan ciidanka dowladda isku hortaageen Xildhibaanno doonayey in ay ku shiraan hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho.
|
 Kismaayo. 29 mars 2010 (RWN). Wareegto ka soo baxday Xafiiska Waaliga wilaayada Islaamiga ee Magaalada Kismaayo Ugaas Max’ed Ugaas Cumar ayaa waxaa ay tilmaamaysaa in la joojiyo dhismayaasha aan |
 Muqdisho. 10.mar.2010. 6:16 PM (RWM). kudhawaad 30 ruux ayaa ku dhintay 80 kalana waa ay ku dhaawacmeen Dagaal ay bar bar socdeen Madaafiic culus oo ka dhacay Xaafado kuyaala waqooyiga |
 Khartuum. 25.Feb.2010. 7:13 AM (RWM). Xukumadda dalka Sudan iyo jabhadda dhaq-dhaqaaqa cadaaladda iyo sinaanta ee marka lasoo gaabiyo lagu magacaabo {JEM} ayaa waxa ey magaalada ............. |
 Muqdisho. 21.Feb.2010. 11:13 AM (RWM). Dad Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa ay maanta soo gaareen magaaladda Muqdisho Xilli Laga ................ |
 Garoowe. 19.Feb.2010 7:13 AM (RWN). Maamulka Machadka Bandar Qaasim Mudane Cabdi Yuusuf Cabdulaahi ayaa maanta ka warbixiyey Xaaladda Machadka tan iyo xiligii .................... |
 Muqdisho. 17.Feb.2010. 9:26 AM (RWM). Ciidamo katirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta maalintii labaad waxa ay howlgalo baaritaano ah ka wadaan degmooyin katirsan gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa ay gacanta ku hayso dowladda KMG ................... |
 Muqdisho. 13.Feb.2010. 2:19 PM (RWM). Xildhibaan Saalax Nuur Badbaado oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Barlamaanka DFKM ah ee Soomaaliya isla markaana mudooyinkii lasoo dhaafay............ |
 Boosaaso. 13.Feb.2010 9:23 AM Maamulka gobolka Bari ee Dowladda Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qarax habeenimadii xalay lala beegsaday qaar ka mid ah Ciidanka Amaanka ee magaaladda Bosaaso oo howlgalo......... |
 Garoowe. 12.Feb.2010 5::43 PM (RWN). Xaflad si heer sara loosoo agaasimay ayaa Galabta galab lagu qabtay machadka bender qaasim ee magaalada garoowe ee Caasimada....................... |
 Muqdisho. 12.Feb.2010 4:13 PM (RWN). Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa ay ku dhawaaqeen dagaalo ka dhan ah Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada..................... |
 Muqdisho. 11.Feb.2010 8:15 AM (RWN). Wararki ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ay sheegaayan in ay si kordhaayan tirada dadki ku dhintay duqeymihi cusla ee shalay gelinka .......... |
 Muqdisho. 08.Feb.2010 1:23 PM (RWN). Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub fara badan iyo sarkaal ka soo goostay dowladda KMG ee Soomaaliya...............
|
 Ceel-barde. 07 Feb 2010 10:46 AM (RWN). Wararka ka imaanaya gudaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegeeyaan in halkaasi ay soo gaareen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda Ethiopia oo aan la ogeyn ilaa iyo hadda............... |
 Laascaanood. 06.Feb.2010 2:14 PM (RWN). Banaan baxyo rabshado wadta ayaa maanta ka dhacay gudaha Magaalada Laascaanood Xarunta gobolka Sool kuwaas oo ay dadweynaha Magaaladaas ka dhigayeen |
 Boosaaso. 04.Feb.2010 7:18AM (RWN). Burcad Badeeda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Markab ay leedahay shirkad fadhigeedu yahay dalka Liibiya...... |
 Muqdisho. 30.Jan.2010 10:09AM (RWN). Xili halsano ay ka soo wareegatay xiligii uu xilka qabtay Madaxweynaha Haatan ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed islamarkaana uu u dabaal degayo halsano guuradiisa ayaa waxaa uu ka shanqariyay in sanadka soosocda uusan, .......................... |
 Muqdisho. 29.Jan.2010 11:26 AM (RWN). Dagaalo culus oo si aad ah looga maqlay magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa halkaas ka dhacay. |
 Jabuuti. 28 Jan 2010 8:23 PM (RWN). Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay maanta sheegtay in Bisha soo socota ee Febraayo ay Ciidan nabad ilaalineed uu soo diri doonto gudaha dalka Soomaaliya, si ay uga ................... |
 Laasacaanood. 28 Jan 2010 1:09 PM (RWN). Mid ka mid ah ilaalada gudoomiayaha gobolka Sool ee maamulka Soomaaliland ayaa waxaa uu maanta ku geeriyooday Qarax xoogan oo ka dhacay gudaha Magaalada Laascaano ee ........................ |
 Dhuusamareeb. 28.Jan.2010 8:43 AM (RWN). Waxaa saakay degan Xaalada deegaanada Warxoolo iyo Coosweyn ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay shalay ku dagaalameen Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab....................
|
 Tripoli . 27.Jan.2010 8:43 PM (RWN). Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Max’uud Faroole oo Maalmihii u dambeeyay safaro ku marayay Wadamo badan oo ka tirsan Africa ayaa Waxaa uu ka warbixiyay kulan dalka Liibiya uu kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi....................... |
 Garoowe. 24.Jan.2010 11:43 AM (RWN). Maxkamada Darajada 1aad ee magaalada Garowe xarunta Dowlada Puntland ayaa maanta Fal dil ah ku riday mid kaq mid ah laba nin oo .......................... |
 Boosaaso. 22.Jan.2010 8:50PM (RWN). Waxaa caawa uu qarax bambaano ka dhacay bartamaha magaalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari, Qaraxan oo la sheegay in lala bartilmaamsaday.............. |
 Beledweyne. 22.Jan.2010 1:06PM (RWN). Wararka ka imanaya Magalaada Baladweyne Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay xaqiijinayaan in Magaalaada Beedweyne guud ahaanba ay Gacan ku heynta Magaaladaasi oo ay mudo isku hor fadhiyeen Ciidamada Xisbul islaam iyo Ahlusuna Waljameeca ay la wareegeen Ururka Xisbul islaam..........................................
|
 Muqdisho. 20.Jan.2010 7:09PM (RWN). Taliye ku xigeenka Ciidamada daraawiishta dowlada KMG Soomaliayaa Afrax Cali afrax oo wareysi gaara siiyaya Hornafrik ayaa qirtay in mid kamid ah labadii nin ay shalay soo bandhigeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay kasoo goos teen Ciidamada dowlada KMG Soomaliya gaar ahaan kuwo daraawiishta.... |
 Garoowe. 20.Jan.2010 3:26PM (RWN). Dawlada Puntland ayaa markii uhoreysay waxay kahadashay lacagta Cusub oo lashaaciyay in DKMG ee somaliya ay kusoo daabacanayso wadanka Sudan waxaana Dawlada Puntland ay cadeysay in lacagtaas ay ........................ |
 Boosaaso. 7 Dec 2009 10:08 AM (RWN). Afhayeenka gudi Isimo ah oo Dowlada Puntland ay u xilsaartay xalinta dagaalki dhowaan ka dhacay degaanka Igdheys ee hoostaga degmada Ufeyn ee gobolka Bari Caaqil Xassan Xuseen Aw Maxamed oo Warbaahinta u waramaayay ayaa sheegay in go’aan ay ka ....................... |
 Muqdisho. 7 Dec 2009 7:26 AM (RWN). Ugu yaraan 13-qof ayaa ku geeriyootay ku dhowaad 40-kalena waa ay ku dhaawacantay dagaal xalay fiidkii ka dhacay degmooyinka Shibis,.................. |
 Muqdisho. 5 Dec 2009 9:40 PM (RWN). Hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markale ku baaqay dagaal ka dhan ah ciidamada shisheeye ee ku sugan Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho......................
|
 Muqdisho. 4 Dec 2009 3:29 PM (RWN). Waxaa maanta gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Aas qaran loogu sameeyey Wasiiro ka tirsan DFKM ah ee Soomaaliya kuwaas oo shalay ku geeriyooday qarax ka dhacay Hotelka Shaamoow ee nawaaxiga Muqdisho................... |
 Boosaaso. 3 Dec 2009 6:19 AM (RWN). Waxaa ka badbaaday isku day dil Taliyaha Ciidanka CID G/Bari isgoo ka soo baxayay Masjidka Dacwa Salaadii Cishaha kadib markii Nin ku hubaysan Bastoolad isku dayay in uu dilo................... |
|
|
|
|
|
 Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
|
 Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
|
 Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October.
|
 Laanta Af-Soomaaliga ee VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ka hadlaya sidii uu ku dhashay kuna dhamaaday kacaankii 21-ka October. |
 KENYA,08-MAARSO,2009(RW)Waxaa ka dhacay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi heshiis lagu magacaabey is fahan dhanka xuduudaha badda Soomaaliya iyo Kenya ah. |
|
|
|
| |
 |
FIKRADAHA/MAQAALLO |
 |
|
|
|